Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 87:03:00
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Dilka Abdifitah: Maxaan ka ognahay illaa iyo hadda?
21/04/2025 Duração: 02minWaxaa jira caro wayn oo ka dhalatay Booliska Victoria oo dilay Abdifitah Ahmed habeenkii Khamiista ee bishan ahayd 17. Maxaan ka ognahay dilka wiilkan dhalinyarada ahaa?
-
-
-
-
Taariqda Xisbiga Nationalka Australia
16/04/2025 Duração: 08minThe National Party of Australia, oo hadda uu hogaamiyo David Littleproud, wuxuu ku faanaa inuu matalayay bulshooyinka miyiga iyo magaalooyinka yaraya ee Australia mudo ka badan 100 sano.
-
-
-
Ka sokow buugaagta: Sida matxafyadu u dhisaan bulshooyinka
15/04/2025 Duração: 10minWaa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.
-
Aragtida shacabka iyo doorashada federalka
11/04/2025 Duração: 18minAhmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.
-
-
-
-
Taariiqda xisbiga Liberalka Australia
09/04/2025 Duração: 10minXisbiga Liberalka ee Australia oo hadda uu hogaamiyo Peter Dutton waa xisbiga ugu guulo badan doorashooyinka dalkan Australia.
-
-
-
Sida loo codeeyo doorashada federalka
08/04/2025 Duração: 11min18 milo qof oo Australian ah ayaa u diiwaan gashan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada federalka ee dhacaysa 3 bisha May.
-
-
Taariiqda Xisbiga Laborka ee Australia
03/04/2025 Duração: 09minHalkan ka dhagayso Taariida Xisbiga laborka ee Australia oo kooban.
-
-
Sidee looga codeeyaa Australia?
02/04/2025 Duração: 08minWax ka ogow sida Australia doorashadu uga dhacdo.