Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editora: Podcast
  • Duração: 92:27:35
  • Mais informações

Informações:

Sinopse

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episódios

  • Wararka SBS Somali 14 May

    14/05/2025 Duração: 11min

    Wararka SBS Somali 14 May

  • Taariiqda Soomaaliya iyo Prof Mohamed Haji Mukhtar

    13/05/2025 Duração: 19min

    Prof Mohamed Haji Mukhtar ayaa sheegay in Soomaaliya ay bilowgiiba xataa intaan xoriyadda la qaadan qaldan tahay, qaladaadkaasna ay sabab u yihiin inaan wali dalku degin.

  • Wararka SBS Somali 13 May

    13/05/2025 Duração: 06min

    Wararka SBS Somali 13 May

  • Wararka SBS Somali 9 May

    09/05/2025 Duração: 06min

    Wararka SBS Somali 9 May

  • Falanqaynta doorashdii Australia iyo Dr Mohamed Abbas

    07/05/2025 Duração: 18min

    Doorashadii federalka Australia ayuu xisbiga Laborku si aqlabiyad ah ugu guulaystay. Mohamed Abbas ayaa sharaxaya sababta shacabku ku doorteen Laborka ayna ku diideen Liberalka.

  • Wararka SBS Somali 7 May

    07/05/2025 Duração: 09min

    Wararka SBS Somali 7 May

  • Wararka SBS Somali 6 May

    06/05/2025 Duração: 04min

    Wararka SBS Somali 6 may

  • Xirida farqiga nolosha bulshooyin Indijinooska iyo bulsho waynta Australia

    06/05/2025 Duração: 07min

    Australia waxay ka mid tahay dalalka aduunka dadku ugu cimri dheer yihiin. Celcelis ahaan qofka Australianka ah wuxuu gaaraa 83 sano. Laakiin dadka ka soo jeeda bulshooyinka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka cimrigoodu 8 sano ayuu la hooseeyaa shacabka intiisa kale.

  • SBS Somali Full Program 2 May

    06/05/2025 Duração: 53min

    SBS Somali Full Program 2 May

  • Laborka oo ku guulaystay doorashada federalka, Anthony Albanese sidaad ku sii ahaanaya RW

    03/05/2025 Duração: 04min

    Xisbiga Laborka ayaa si aqlabiyad ku guulaystay doorashada federalka 2025 sidaasna waxaa uu Anthony Albanese ku sii ahaanayaa Ra'iisul Wasaaraha dalka.

  • Wararka SBS Somali 1 May

    01/05/2025 Duração: 04min

    Wararka SBS Somali 1 May.

  • SBS Somali Full Program 30 Abriil

    01/05/2025 Duração: 54min

    SBS Somali Full Program 30 Abriil

  • Wararka SBS Somali 30 Abriil

    30/04/2025 Duração: 12min

    Wararka SBS Somali 30 Abriil.

  • Maxaa la isku hayaa doorashada Australia?

    30/04/2025 Duração: 12min

    Doorashada ka dhacaysa dalkan Australia ayay xisbiyada waaweyn isku hayaan arimo badan. Mohamed Daahir ayaa nala falanqaynaya arimaha la isku hayo.

  • How to vote in the federal election  - Sida looga codeeyo doorashada federalka Australia

    30/04/2025 Duração: 10min

    On election day the Australian Electoral Commission anticipates one million voters to pass through their voting centres every hour. Voting is compulsory for everyone on the electoral roll, so all Australians should familiarise themselves with the voting process before election day. - Maalintii doorashada Guddiga Doorashooyinka Australia ayaa filaya in hal milyan oo cod bixiyayaal ah ay maraan xarumahooda cod bixinta. Cod bixintu waa ku waajib qofkasta oo ku jira diiwaanka cod bixiyayaasha, sidaas daraadeed qofkasta waa inuu ogaado hanaanka doorashada ka hor maalinta doorashada.

  • Wararka SBS Somali 29 Abriil

    29/04/2025 Duração: 04min

    Wararka SBS Somali 29 Abriil

  • Taariiqda gaaban ee xisbiga Greenka

    29/04/2025 Duração: 06min

    Taariiqda xisbiga Greenka

  • SBS Somali Full Program 25 Abrill

    29/04/2025 Duração: 51min

    SBS Somali Full Program 25 Abriil

  • Wararka SBS Somali 25 Abriil

    25/04/2025 Duração: 15min

    Wararka SBS Somali 25 Abriil

  • Falanqaynta heshiiska Turkiye iyo Soomaaliya

    25/04/2025 Duração: 16min

    Isse Dholawaa oo falanqaynaya heshiika soo saarka batroolka ee ay wada galeen Turkiye iyo Soomaaliya oo muranka badan ka dhashay.

página 2 de 26