Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 88:14:32
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
-
-
AE: Australia's Immunsation Rules
23/10/2024 Duração: 09minAustralia waxay leedahay jadwal talaal oo loogu talo galay in caruurta lagu talaalo iyadoo lagu xiro talaalka lacagaha dawladu siiso waalidka.
-
-
-
Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa
22/10/2024 Duração: 16minJama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.
-
Wacyigalinta kansarka iyo Dr Idil Jama
22/10/2024 Duração: 09minWaxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.
-
-
Ololaha Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya miyuu bilowday?
18/10/2024 Duração: 18minMukhtar Mohamed Sayid wuxuu u tartamay doorashadii madaxweyne ee 2022, haddana wuxuu isu diyaarinayaa tan 2026.
-
-
-
Wacyigalinta caafimaadka ragga
16/10/2024 Duração: 13minWaxaa Melbourne laga furay xarun ay ku kulmaan ragu, laguna wacyigaliyo arimaha caafimaadka ragga.
-
-
Yuhuud/Islam nacaybka oo ku sii kordhaya Australia
16/10/2024 Duração: 06minWaxaa Australia ku sii kordhaya Islam iyo Yuhuud nacaybka.
-
-
Booliska Victoria iyo beegsiga midabaysan (racial profiling)
15/10/2024 Duração: 04minWarbixin ku eedaysay Booliska Victoria inay wali wado beegsi midab ku salaysan.
-
-
-
-
Australia Explained: wanta solar panel on your roof?
09/10/2024 Duração: 07minMa doonaysaa inaad gurigaaga saarto muraayadaha koronatada laga dhaliyo (solar Panel)?