Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editora: Podcast
  • Duração: 87:03:00
  • Mais informações

Informações:

Sinopse

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episódios

  • Qatarta Libaax badeedka ee xeebaha Australia

    06/12/2023 Duração: 10min

    Qatarta Libaax badeedka Australia marka aad ku dabaalanayso xeerbaha dalka.

  • Wararka SBS Somali 5 December

    05/12/2023 Duração: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Baro Af_ingiriiska

    01/12/2023 Duração: 15min

    Waa qaybtii 15 aad barashada Af-Ingiriiska

  • Buuga Ilays Af-Soomaali oo lagu soo bandhigay Darusalam

    01/12/2023 Duração: 09min

    Bandhiga buuga Ilays Af-Soomaali

  • Wararka SBS Somali Qamiis 30 Nofember

    30/11/2023 Duração: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Dibaatooyinka qabyaadu leedahay

    29/11/2023 Duração: 23min

    Caqabad intee le'eg ayay qabyaaladu ku tahay horumarka bulshada qurbajoogta Soomaaliyeed?

  • Daahfurka xarunta Ilays

    29/11/2023 Duração: 09min

    Xarunta Ilays oo lagu daahfuray Melbourne

  • Qoraa Nimco Noor oo ka hadashay muhiimada Af-Soomaaliga

    28/11/2023 Duração: 16min

    Nimco Noor ayaa buugteeda ku soo bandhigtay Melbourne, Australia.

  • Wararka SBS Somali 28 Nofember

    28/11/2023 Duração: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa iyo xaaladda dalka Soomaaliya

    25/11/2023 Duração: 17min

    Waraysi: Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa

  • Wararka SBS Somali Qamiis 23 Nofember

    23/11/2023 Duração: 03min

    Wararka SBS Somali

  • Koox Soomaali ah oo ku guulaysatay koobka SA

    21/11/2023 Duração: 06min

    Soomaaliya oo ku guulaysatay koobka kubada cagta Africva oo ka dhacay gobolka South Australia.

  • Soomaali tiro yar oo ka qaybgashay African Festival oo ka dhacay melbourne

    21/11/2023 Duração: 04min

    African festival oo sanad walba lagu qabto Melbourne ayaysan Soomaali badan ka qaybgalin. Maxay tahay sababtu?

  • Wararka SBS Somali Talaado 21 Nofember

    21/11/2023 Duração: 03min

    Wararka SBS Somali

página 25 de 25