Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 92:27:35
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
-
Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria
23/04/2025 Duração: 22minDibadbax looga soo horjeedo Booliska Victoria kadib markii ay toogasho ku dileen Abdiditah Ahmed ayaa ka dhacay xaafadda Footscry ee Melbourne. Booliska ayaa sheegay in askartu toogatay ninkan kadib markii uu mindi kula soo orday.
-
-
Dilka Abdifitah: Maxaan ka ognahay illaa iyo hadda?
21/04/2025 Duração: 02minWaxaa jira caro wayn oo ka dhalatay Booliska Victoria oo dilay Abdifitah Ahmed habeenkii Khamiista ee bishan ahayd 17. Maxaan ka ognahay dilka wiilkan dhalinyarada ahaa?
-
-
-
-
Taariqda Xisbiga Nationalka Australia
16/04/2025 Duração: 08minThe National Party of Australia, oo hadda uu hogaamiyo David Littleproud, wuxuu ku faanaa inuu matalayay bulshooyinka miyiga iyo magaalooyinka yaraya ee Australia mudo ka badan 100 sano.
-
-
-
Ka sokow buugaagta: Sida matxafyadu u dhisaan bulshooyinka
15/04/2025 Duração: 10minWaa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.
-
Aragtida shacabka iyo doorashada federalka
11/04/2025 Duração: 18minAhmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.
-
-
-
-
Taariiqda xisbiga Liberalka Australia
09/04/2025 Duração: 10minXisbiga Liberalka ee Australia oo hadda uu hogaamiyo Peter Dutton waa xisbiga ugu guulo badan doorashooyinka dalkan Australia.
-
-
-
Sida loo codeeyo doorashada federalka
08/04/2025 Duração: 11min18 milo qof oo Australian ah ayaa u diiwaan gashan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada federalka ee dhacaysa 3 bisha May.
-