Sbs Somali - Sbs Afomali
Caruurtu waxyaalaha ay sameeyaan iskuulka kadib
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 0:08:53
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Waa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained oo aan ku eegayno waxyaalha caruurta iyo dhalinyaradu sameeyaan marka ay galabkii iskuulka ka soo baxaan.